44%

Xog Uruurintada Muhiimadaha Miisaaniyada Magaallada Tukwila ee Sanad Miisaaniyadeedka 2025

Caution: JavaScript execution is disabled in your browser or for this website. You may not be able to answer all questions in this survey. Please, verify your browser parameters.
Adeegyada Magaalada Weyn iyo Miisaaniyad Sannadeedka 2025-ka
[ idbkp ]
746
[ IPGL ]
Location data from IP:
[ Q1 ]
Fadlan sheeg sida baahiyahaaga uu u daboolaayo mid kasta oo kamid ah adeegyada waawayn ee Magaallada ee hoos ku qoran. Haddii aadan u baahnayn adeeg wayn oo Magaalladu leedahay oo liiska ku jira, fadlan dooro "Looma Baahna."
01. Caawimaada Baahiyaha Aasaasiga ah ee Aadanaha: Cuntada, Kirada, Adeegyada Guryaha
02. Dedaallada magaallada ee kor u qaadista helitaanka Guryaha Qiimaha Jaban
03. Fulinta Sharciga: Xaqiiji in Hantida Gaarka ah Badqabto Lana Ilaaliyo
04. Ka qaybgalka bulshada: munaasabadaha iyo kulannada bulshada
05. Adeegyada Qashinka iyo Dib u Warshadeynta
06. Adeegyada Hooy la'aanta iyo Teendhooyinka
07. Ilaalinta Wadooyinka
08. Ilaalinta beeraha raaxada iyo luuqada lagu lugeeyo ee Magaalada
09. Tartiibinta Gaadiidka Maraaya Xaafada (xakamaynta xawaaraha iyo boorka)
10. Beeraha Raaxada iyo Dalxiiska ee Barnaamijyada Waayeelka
11. Barnaamijyada Beerta Raaxada iyo Dalxiiska ee Kurayda iyo Dhalinta
12. Qorsheynta iyo Adeegsiga Dhulka
13. Adeegyada Booliiska iyo Badqabka Dadwaynaha
14. Marinnada Baaskiilka iyo Luuqyada amaanka ah
15. Luuqyada Lugta Lagu Maro oo Amaan ah
16. Xarumaha Magaallada oo leh Badqab, Hufnaan, iyo Soo dhawayn
17. Meelaha geesaha wadada ee la maro
18. Biyaha daadka iyo Bulaacada
19. Taageerada Ganacsiyada Yaryar iyo Dhaqaalaha Maxaliga ah
20. Tirada xarumaha beerta raaxada iyo meelaha luuqyada ah ee la maro
21. Adigu qeex
[ Q1x21 ]
Fadlan sharax adeegga magaalada.
[ Q2 ]
Midkee kamid ah AFARTA adeeg ee kor ku qoran ayaad isleedahay waa in muhiimada lagu saaro Misaaniyada lasoo Jeediyay ee Sanad Miisaaniyadeedka 2025?
[ Q3 ]
Haddii aad ku qiimeysay wax kamid ah qaybaha ku jira Su'aasha 1 inuu yahay 1 ama 2, maxaa la samayn karaa si loo xaqiijiyo in adeegyadu buuxshaan baahiyahaaga
[ Q4 ]
Ma haysaa wax talooyin dheeri ah oo ku aadan miisaaniyada Sanad Miisaaniyadeedka 2025?